Boorama (Hargeisa Press)- Suldaan Wabar oo ah hogaamiyaha Jabhad ka dilaacday magaalada Boorama oo goor dhawayd warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu ka dambeeyay weerararadii ka dhacay magaalada Boorama.
hoose ka daawo muuqaalka warkan
https://youtu.be/Z4v4eKCFbRI
Hargeisa Press Desk/ Boorama Office