Daawo Muuqaal: Wafti Ay Hogaaminayso Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo kormeer Kusoo Maray Deegaano Badan oo Hoos yimaada Gobolka Gabiley

0
991

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Deegaanka somaliland Marwo Shukri Xaaaji Ismaaciil Bandare iyo  wafti ay hogaaminayo ayaa kormeer kusoo maray deegaano badan oo hoos yimaada gobolka gabiley.

 

Kormeerka ay waftidani u tageen deegaanadaasi ayaa daaranaa sidii ay usoo indha indho lahaayeen xalada guud ee deegaanada.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka Daawo muuqaalka Warka.

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here