Daawo Muuqaal: Koonteenar Buugaag Ah oo Qiimihiisu yahay Us $ 800.000. oo Jaamacado Loo Qaybiyey

0
998
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hay’adda American relief agency for the Horn of Africa (ARAHA) oo ka hawlgasha taageerada dhanka agabka waxbarashada ee Tacliinta sare ayaa Koonteenar Buugaag ah oo Qiimihiisu gaadhayo Us $ 800.000 waxa ay guddoonsiisay jaamacadaha kala ah Camuud, Golis iyo Elo oo ay weheliyaan Xarunta akhriska ee Berbera iyo Akademiyadda nabadda iyo Horumarka ee JSL.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here