Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta khudbad sanadeedkiisii dastuuriga ahaa ka horjeediyey kulan wadajir ah oo ay yeesheen labada Gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada, khudbadaas oo uu kaga hadlay dhinacyo badan oo khusaysa xaalada siyaasadeed iyo ta bulsho ee wadanka. DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com