Burco, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxmed Ibraahim Aadan Qabo ayaa faahfaahin ka bixiyay roobab mahiigan ah oo habeen hore ka da’ay guud ahaanba 7kamida todobada sagaalka degmo ee gobolka togdheer.
Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warka
Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco