Daawo Muuqaal: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Socdaal Nabadeed Ku Maray Gobolka Sool

0
858

Laascanood, (HargeisaPress) — Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland ee Gobolka Sool ayaa warbaahinta uga warbixiyey socdaal ku saabsan adkaynta nabadda oo uu ku tegay deegaano ka tirsan Gobolkaasi Sool.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here