Daawo Muuqaal: Dooda Somalinews Tv iyo Tabashada ka Xeerka Doorashada Golaha Wakiilala

0
884

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wariye Saleban Cabdi Cali kalshaale oo ka tirsan Tvga Somalinews ayaa Xildhibaanada Cabdiqaadir jibriil Tukaale iyo Maxamuud Axmed Obsiiye dhex dhigay dood  kulul oo ku saabsan Tabashada ka aloosan xeerka Doorashada golaha wakiilala .

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here