Daawo: Beeralayda Awdal Oo Soo Bandhigay Khudaar Noocyo Fara Badan ah

0
617

Baki (HP): Qaar ka mida beeralayda gobolka Awdal ayaa soo bandhigay noocyo fara badan oo kala duwan  oo khudaar ah oo ka soo go’ay beerro ku yaalla deegaamo ka tirsan gobolkaasi.

Khudaarta ay soo bandhigeen beeralayda Awdal ayaa la keenay suuqyadda khudaarta lagu iibiyo magaaladda Hargaysa.

Beeralaydii suuq keenay  khudaartaasi ayaa sheegay in ay aad uga jaban tahay qiimo ahaan khudaartii laga keenay jiray meelaha ka baxsan dalka.

Taasoo ka soo go’day am aka baxday deegaamadda Lughaya, Baki, iyo Fardo-lagu xidh, oo ka tirsan degmadda Lughaya.

Khudaartaasi ayaa isugu jirtay Xabxab, Baltiikh, Basal, Canbe iyo noocyo kale oo khudaar ah.

 

DAAWO: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here