Chief Caaqil Cusub Oo Lagu Caleema Saaray Degmadda Cadaadley

0
577

Cadaadley (HP): Caaqil cusub oo ku soo kordhay cuqaasha Somaliland ayaa maanta lagu caleemo saaray degmadda Cadaadley ee gobolka Maroodijee.

Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Caleema saarka Chief Caaqil Cabdi Iimaan Sheekh Muxumed Daahir, ayaa ka qabsoontay xarunta degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex.

Xafladda caleemo saarka caaqilka oo si weyn loo soo agaasimay ayaa ahayd madal kulmisay badi hal-doorka, madax-dhaqameedka, salaadiinta, siyaasiyiinta iyo masuuliyiin ka socday xukuumadda Somaliland.

Masuuliyiinta iyo madax dhaqameedkii xafladaasi hadaladda ka jeediyay ayaa dhamaantoodba ALLE SWT uga baryay caaqilka in uu xilka ku asturo.

Daawo Qaabkii ay U Qabsoontay Munaasibadaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here