Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Ah oo Ka Dhashay Iska Hor-imaad Dhexmaray Ciidamo Liyuu Boolis...

0
Jigjiga (Hargeisa Press)-  Dad Shacab ah iyo Askar ayaa ku dhaawacmay rabshado ka dhacay gobolka Shabeelle ee dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Wuxuu isku dhaca ka...

Dullucda Qoddobo Ay Ka Wada Hadleen Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta meeqaam aad u sareeya loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti,...

Taliska Ciidamada Dab-demiska Somaliland oo Maxkamad Lala Tiigsaday

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Askartii shalay laga eryaya Ciidamada Dab-demiska Somaliland kadib markii lagu eedeeyay inay cuneen qaad islamarkaana ay sigaar cabeen iyagoo shaqada...

Siyaasi Reer Kenya Ah Oo Ku Baaqay In La Aqoonsado Somaliland

0
Nairobi (Hargeisa Press.com): Ilyaas  Barre Shiil, oo ah caan ka  ah dalka Kenya  muddo dheerna ka tirsanaan jiray  baarlamaanka Kenya ayaa ku baaqay in...

Somaliland: Sidee Loo Qaybiyey 450 Arday oo Itoobiya Deeq Waxbarasho Siisay?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland ayaa Maanta shaaciyey sida Gobollada Dalku u kala heleen Deeq Waxbarasho oo Itoobiya ugu deeqday...

Xuska Maalinta Cadaaladda oo Jigjiga Lagu Qabtay

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Jigjiga lagu qabtay Xuska maalinta Cadaaladda, Xuskan ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxda u saraysa dawladda oo uu u...

Madaxweynaha Somaliland oo U Ambo-baxay Jabuuti

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Safar ugu ambo-baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha Somaliland oo ay Safarkiisa ku wehelinayaan...

Hargeysa: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Oo Kooto Ugu Xidhay Xarun Caafimaad Oo Uu...

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Wasaaradda harumarinta caafimaadka Somaliland ayaa dhawaan mamnuucday in goobaha caafimaadka ee gaarka loo leeyahay lagu iibiyo dawada qaaxada oo iibkeeda loo arkay khatar bulshada...

Xukuumadda Somaliland oo Qaraar ka soo Saartay Wadahadalka u dhexeeya Soomaaliya & Mashaariicda Horumarinta

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Kal-fadhigii 40-aad ee golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland,...

Reuters oo soo Badhigtay Halista Gudniinka Fircooniga ahi ku hayo Haweenka Somaliland Iyo Qorsheyaasha...

0
HARGEISA (HargeisaPress) –Wakaaladda Wararka ee  Reuters  ayaa warbixin ka qortay  halista Gudniinka fircooniga ahi ku hayo haweenka  Somaliland iyo dedaaalka   loogu jiro sidii loo...