Madaxweyne Biixi oo kulan la qaatay salaadiinta iyo ganacsatada gobolka Daadmadheedh
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, aqoonyahanka, ganacsatada iyo dhalinyarada ka soo...
Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday markab marayay biyaha badda cas
Sanca (Hargeisa Press)- Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday markab ku gooshayay calanka dalka Liberia oo marayay biyaha badda cas, kaas...
Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay odoroska miisaaniyad-sannadeedka 2024-ka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2024-ka.
Golaha oo ay ka soo xaadireen 58 Xildhibaan...
Somaliland iyo Taiwan oo xoojinaya iskaashiga labada dal
Taipei (Hargeisa Press)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Taiwan, ayaa wadahadallo la yeeshay Wasaaradda Arrimaha...
“Xornimada 26 June Xamar meel ay ka soo gashaa ma jirto”
London (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku xigeenka gobolka Maroodi-jeex Khadar Baaruud, ayaa khudbad ka jeediyay munaasibad lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska, taasi oo...
Itoobiya oo horumarinaysa istaraatiijiyada dhaqangelinta aagga ganacsiga xorta ee Qaaradda Afrika
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Iyada oo isku dayaysa in ay ka faa'iidaysato faa'iidooyinka baaxadda leh ee ka iman kara ganacsiga qaaradda, Itoobiya waxa ay...
“Madaxda Xamar joogtaa Dhiiga Dadkooda ayay kunool yihiin” Wasiirka Ciyaaraha Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirisaaq Muuse Faarax, ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay madaxda Soomaaliya ka talisa.
Wasiirka oo hadal ka...
Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegtadii Madaxweynaha
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ururka Qareenada Somaliland, ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen wareegtadii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kiisaska kufsiga.
Wareegtada, ayuu...
Itoobiya oo beenisey inay ka laabatay heshiiskii ay Somaliland la gashay
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay war cusub ka soo saartay heshiiskii isfahan ee ay horaantii sannadkan la gashay dowladda Somaliland.
Itoobiya, ayaa...
Agaasime Cabdirashiid: “Waxan rajaynayaa in tartankan Somaliland ku guulaysato sanadkii labaad”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay tartan dhinaca orodka ah...