Itoobiya oo horumarinaysa istaraatiijiyada dhaqangelinta aagga ganacsiga xorta ee Qaaradda Afrika
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Iyada oo isku dayaysa in ay ka faa'iidaysato faa'iidooyinka baaxadda leh ee ka iman kara ganacsiga qaaradda, Itoobiya waxa ay...
“Madaxda Xamar joogtaa Dhiiga Dadkooda ayay kunool yihiin” Wasiirka Ciyaaraha Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirisaaq Muuse Faarax, ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay madaxda Soomaaliya ka talisa.
Wasiirka oo hadal ka...
Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegtadii Madaxweynaha
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ururka Qareenada Somaliland, ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen wareegtadii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kiisaska kufsiga.
Wareegtada, ayuu...
Itoobiya oo beenisey inay ka laabatay heshiiskii ay Somaliland la gashay
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay war cusub ka soo saartay heshiiskii isfahan ee ay horaantii sannadkan la gashay dowladda Somaliland.
Itoobiya, ayaa...
Agaasime Cabdirashiid: “Waxan rajaynayaa in tartankan Somaliland ku guulaysato sanadkii labaad”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay tartan dhinaca orodka ah...
Wasaaradda Ciyaaraha oo maamuustay orodyahano ka socda waddamada caalamka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland, ayaa waxaa uu maanta hadhimo sharafeed ku maamuustay qaar ka mid ah orodyahano ka yimid wadamo...
Guddoomiyihii hore Doorashooyinka Somaliland oo ka hadlay muranka ka taagan qalabka-indhaha
Hargeysa (Hargeisa Press)- Gudoomiyihii hore ee Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-Raac), ayaa waxaa uu ka hadlay muranka xoogan ee ka taagan...
Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland oo la soo gaba-gabeeyay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo uu weheliyo Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka, ayaa maanta si rasmiya u soo xidhay imtixaanka...
Peter Pham: “Madax-bannaanida iyo Aqoonsiga Somaliland waxay dani ugu jirtaa Mareykanka”
Washington (Hargeisa Press)- Dr. J. Peter Pham oo ah khabiir falanqeeya siyaasadda iyo ammaanka, isla markaana ahaa diblomaasiyiintii hore ee Mareykanka, ayaa Xukuumadda iyo...
Madaxweynaha Somaliland oo caddeeyey in saxeexa heshiiskii Itoobiya dhawaan dhici doono
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu si gaar ah uga hadlay heshiiskii is af-garad ee ay dhawaan wada gaadheen dowladdaha...