Golaha Wasiirrada Somaliland oo loo gudbinayo xeerka saxaafadda
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed Mareexaan, ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka socda ururrada Saxaafada dalka.
Kulanka waxaa Wasiirka ku wehelinayay...
Machadka cilmibaadhista Beeraha oo soo bandhigay qorshe wax-lagaga beddelayo beeraha dalka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Mac-hadka Cilmi-baadhista Beeraha Somaliland, ayaa daah-furay qorshe ballaadhan oo lagu doonayo in wax lagaga beddelo beeraha dalka, isla markaana kor loogu qaado...
Bangiga Somaliland oo digniin kasoo saaray naxariis-darro ka jirta suuqa sarrifka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Bangiga Dhexe ee Somaliland Maxamed Qaasim Xuseen, ayaa maanta digniin u diray Sarifleyaal uu sheegay inay sifo sharci...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo faddeexad horleh lugaha la galay
Muqdisho (Hargeisa Press)- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige, ayaa lugaha la galay faddeexad horleh kadib markii ay soo baxday inuu siyaasadeeyay mashruuc laga...
Xildhibaan Barkhad Batuun oo ka hadlay dacwada laga-gudbiyay Xildhibaan Maxamed Abiib
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka mid ah Xildhibaanada aqalka golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si kulul uga hadlay dacwada xilka xayuubinta...
Dacwad xilka xayuubin ah oo laga gudbiyay Xildhibaan Maxamed Abiib
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xeer Ilaalinta guud ee Somaliland, ayaa waxa ay dacwad xilka xayuubin ah ka gudbiyeen Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan mudanayaasha golaha...
Magta Askartii lagu laayay buurta Gacan-libaax oo lala kala wareegay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta waxaa uu Magta Askartii lagu laayay buurta Gacan-libaax ku wareejiyay eheladoodii.
Kulankan...
Somaliland oo ka hadashay isku-daygii dil ee lala beegsaday Donald Trump
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay isku-daygii dil uu toddobaadkan ka badbaaday Madaxweynihii hore ee Mareykanka ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Donald...
Itoobiya iyo Morocco oo ka wadahadlay iskaashiga milateri
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF), Field Marshal Berhanu Jula, ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay wefdi...
Suuqa cusub ee Waaheen oo dib loo furayo dhowaan
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dhismaha suuqii gubtay ee Waaheen ee ugu weyna Somaliland, ayaa la filayaa in bilowga bisha soo socota xadhiga laga jaro.
Dabkii ka kacay Suuqa...