Xildhibaan Ku-cadeeye oo baaq culus u jeediyay Xisbiyada Qaranka Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Axmed Dayib Aadan (Kucadeeye) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa khudbad ka jeediyay xidhitaanka tartanka Qiraa’ada Quraanka Kariimka...
Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo la soo gabogabeeyay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa (Hargeisa International Book Fair) oo sannadkan galay kalkiisii 17aad, ayaa habeenimadii xalay lagu soo gabogabeeyey...
Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq oo ka warantay waayaheedii fanka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fannaanada caanka ah ee Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maaqdeeq, ayaa waraysi xiiso badan oo ay Idaacada Radio Hargeysa siisay kaga warantay waayaheedii...
Guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka Hargeysa oo bogaadiyay wufuudii ka qayb-gashay Bandhigga Buugaagta
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa Dr. Jaamac Muuse Jaamac, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad ballaadhan oo lagu soo xidhayay...
Baarlamaanka UK oo boggaadiyay heshiiskii isfahan ee Somaliland iyo Itoobiya
London (Hargeisa Press)- Aqalka odayaasha ee Baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa maanta si weyn uga hadlay heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay kala saxeexdeen dowladaha Somaliland...
Golaha Deegaanka Liverpool ee dalka Ingiriiska oo aqoonsaday Somaliland
Liverpool (Hargeisa Press)- Golaha Deegaanka ee magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska, ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay Somaliland u aqoonsadeen dal madax-banaan.
Golaha deegaanka ee...
Maxay Guddida Doorshooyinku kala hadleen Xisbiyada iyo Ururrada?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashada qaranka Somaliland, ayaa kulan la qaatay Xisbiyada Qaranka iyo Ururada Siyaasada.
Waxaanay ka wadahadleen qorshe hawleedka u diyaar garowga Doorashooyinka...
Shirkii hal-abuurka ganacsiyada Somaliland oo la soo gabagabeeyay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaaimaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland, ayaa soo xidhay kulan aqoon korodhsiga Tabobarka Tabobaraasha ah oo ku saabsan hal-abuurka ganacsiyada.
Aqoon...
Xukuumadda Somaliland oo u digtay Ciidamada Badda Turkiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaashaanka u daruurtay in ciidamada badda ee Turkigu yimaadaan xeebaha Somaliland.
Sidaasna waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo...
Hay’adda PSPH oo Somaliland ku qabatay shir lagu gorfeynayay Caymiska Caafimaadka + SAWIRRO
Hargeysa (HargeisaPress)– Shir Lagu Lafo-gurayey sidii Kor loogu Qaadi lahaa caymiska caafimaadka Somaliland ayaa maanta oo lagu qabtay Magaalada Hareysa.
Munaasibadii loo sameeyey qabsoomida shirka...