Natiijooyinka Hordhaca 9 Degmo-doorasho oo La Shaaciyey

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa waxaa ay soo saareen natiijooyinka Hordhaca ah ee Degmo-doorashooyinka 9 degmo. Qoraal ay Guddiga Doorashooyinku...
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland

Magacyada Murrashaxiinta Xisbiyada Ku Guuleystay Gobolka Sool

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen. Waxaa lagu tartamayey...
Erdogan oo Hanjaad Culus U Diray Dalka Armenia

Erdogan oo Farriin U Diray Dalalka Khaliijka iyo Masar

0
Ankara (Hargeisa Press) – Dowladda Turkiga, ayaa rajaynaysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka iyada oo lagu salaynayo “guul labada dhinac...
Xasan Sheekh Maxamuud

Xasan Sheekh oo Lagu Rasaaseeyay Magaaladda Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Saraakiisha mucaaradka Soomaaliya, ayaa sheegay in maanta ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay rasaaseeyeen kolonyo baabuur ah oo galbinaysay...

Xisbiyada Qaranka oo Ka Hadlay Tirinta Codadka Degmada Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee Somaliland u qaabilsan komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa ka hadlay halka marayso tirinta codadka degmada Hargeysa...

Warsidaha Daily Maverick: Somaliland Waa Awoodda Dimuqraadiyadda

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xubno ka mid ah goobjoogeyaashii caalamiga ahaa ee ka socday dalalka Afrika, ayaa Somaliland ku tilmaamay awoodii dimuqraadiyadda, waxaanay si...

Natiijadda Hor Dhaca ah Ee Degmooyinka Qaar Kood Oo Lagu Dhawaaqay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Waxaa ilaa maanta soo baxaya warar la xidhiidha natiijadda hor dhaca ah oo xildhibaanadda guulaystay ee qaar ka mida degmo doorashooyinka...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Digniin U Diray Xisbiyadda iyo Masuuliyiinta Dawladda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Guddiga doorashooyinka qaranka ee Somaliland ayaa xisbiyadda siyaasadda iyo masuuliyiinta xukuumadda uga digay sheegista arrimaha natiijooyinka doorashooyinka. Cidii isku dayda arrimahaasina waxay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Sierra Leone

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone, oo ka mid ahaa wufuudii ka...

Taliye Daba-gale Oo Ciidamadda Ku Bogaadiyay Sidii Uga Shaqeeyeen Doorashooyinka

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Taliska booliska Somaliland ayaa ka hadlay qaabkii nabadgeliyadda ahaa ee ay doorashooyinku uga dhaceen guud ahaanba goboladda dalka jamhuuriyadda Somaliland Isniintii...