War murtiyeedkii ka soo baxay shirwaynihii 1-aad ee la dagaalanka iyo Maydhaanka lacagaha
Hargeysa,(HargeisaPress)– Baanka Dhexe ee JSL, waxa uu qaban-qaabiyay shirweynihii 1-aad ee La-dagaalanka Maydhaannka Lacagaha oo heer qaran ah, kana qabsoomay magaalada Hargeysa.
Madashani waxa ay...
Prof. Samater: “26-ka June waa Madfaca ugu wayn ee Somaliland soo hordhigi-karto Soomaaliya”
Hargeysa (HargeisaPress)– Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka hadlayay munaasibada lagu xusayay 65 guurada ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Maxmiyadii...
Madaxweyne Cirro: “Caawa waa habeen ay Jamhuuriyadda Somaliland Aqoonsi ka heshay 35 dawladood oo...
Hargaysa (HargeisaPress)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo khudbad ka jeediyay munaasibada sannad guuradii 56-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland...
Aqoonsiga Somaliland: Fursad Xidhiidhinasa Qiyam-ka iyo Istiratiijiyada UK iyo USA”
Sababta ay tahay in xukuumadda Ingiriisku ay u aqoonsato Somaliland” Warbaahitna Leftfootforward
Qore Axmed M. Saleebaan
Hargeysa (HargeisaPress)– Warbaahinta Leftfootforward ee dalka UK ayaa si qoto...
Musharax Muxiyadiin Tiyaabo oo deegaankiisu u doortay inuu ku metelo Gollaha deegaanka Hargeysa
Hargeysa,(HargeisaPress) – Musharraxa golaha deegaanka Hargeysa Muxiyadiin Tiyaabo oo qado sharaf ku maamuusay qaar ka mida waxgaradka deegaankiisa.
Musharrax Golaha deegaanka Hargeysa Muxiyadiin Tiyaabo iyo...
Madadaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey Maalinta Qaxoontiga Adduunka +...
Hargeysa,(HargeisaPress) –Madadaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey Maalinta Qaxoontiga Adduunka oo maanta (22.06.2025) lagu...
Maamulaha guud ee Shirkadda Dahabshiil Oo ku guulaystay abaalmarinta Global Somali Award 2025
Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulaha guud ee Shirkadda Dahabshiil group, Cabdirashiid Ducaale ayaa ku guulaystay abaalmarinta Maamulaha sanadka ee global Somali Award 2025 magaalada Columbus ee Dalka...
SOMALILAND: Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka oo Kormeer Ku Tagtay Cisbitaalka Qaaxada ee Hargeysa
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Samsam Maxamed Saalax, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Cisbitaalka Qaaxada ee magaalada Hargeysa, si...
Hablaha Ururka Qareenada Somaliland Oo taageero u muujiyay Musharixiinta Hogaanka Ururka Qareenada + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)– Hablaha foolaadka u ah Ururka Qareenada Somaliland ayaa maanta kulan taageero iyo garabgal ah u muujiyay Musharixiinta Hogaanka Ururka Qareenada Somaliland ee uu...
Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Oo Maanta guddoomisay kulan muhiim ah oo lagu dardargelinayo Sanduuqa...
𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮,(HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi, ayaa maanta guddoomisay kulan muhiim ah oo lagu dardargelinayo wajiga saddexaad ee...