Urur Siyaasadeedka Ogaal iyo taageerayaashiisa oo la midoobay Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (Hargeisa Press)- Urur siyaasadeedka Ogaal oo ay horkacayso Guddoomiyaha ururkaasi Rooda Cabdi Muuse, madaxda kale ee ururka iyo taageerayaasha ururka, ayaa maanta si...
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyey Jadwalka Ololaha Doorashada
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u shaaciyeen Jadwalka Ololaha Doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada qaranka ee...
Xukuumadda Kulmiye oo soo bandhigtey balanqaadkii hirgalay ee 2017-2022
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga muxaafidka ah ee talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa soo bandhigay wax-qabadka xukuumadda ee banalqaadkii Barnaamijka Siyaasadeed ee 2017-2022.
Barnaamijka waxqabadka xukuumadda,...
Sahra Halgan: Xidig faneed iyo halgamaa u taagan aqoonsiga Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan), ayaa ka mid ahayd dadkii ka qaxay Somaliland ka dib taliskii arxan darada...
Madaxweynaha Somaliland oo boggaadiyay Madaxweynaha cusub ee Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee dalka Itoobiya yeeshay ee Taye Atske Selassie, kaasi shalay loo dhaariyay xilka madaxweynenimada.
Taye...
Taiwan oo Somaliland ka caawinaysa hirgelinta xarunta keydka xogta
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradaha warfaafinta, isgaadhsiinta ee Somaliland iyo wefti ka socda Xafiiska Taiwan Technical Misson, ayaa waxaa ay maanta kulan saddex geesood ah...
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo soo bandhigay caqabado Somaliland ka haysta maalgashiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cali Cabdillaahi Daahir, ayaa sheegay inay caqabado waawayni Somaliland ka haystaan dhinaca maalgashiga iyo fahamka dhaqaale...
Wasiir Toorno oo sheegay in Somaliland ugu hoosayso dalalka gobolka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Qorshaynta qaranka Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno oo ka hadlayey shirka 3aad ee madasha dhaqaalaha qaran ee Somaliland oo maanta...
Jamaal Caydiid: “Somaliland halis ayay geli-doontaa haddii aanay waxsoo saar sameyn”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid oo maanta ka hadlay shirweynaha Madasha Dhaqaalaha heer qaran ee Somaliland, ayaa xukuumadda u soo...
Somaliland: Shirweynaha 3aad ee madasha dhaqaalaha oo furmay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Somaliland si rasmi ah uga furmay Shirweynaha saddexaad ee madasha dhaqaalaha Somaliland.
Shirweynaha, ayaa waxaa...