Madaxweyne Biixi oo Shacabka Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-doon Ah

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaad roob-doon ah oo shalay...

Guddoomiyaha KMG Ee Golaha Shacabka oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Kumeel-gaadhka ah ee golaha shacabka Soomaaliya Cabdisalaan Axmed Dhabancad, ayaa sheegay in lagu soo weeraray hotel lagu dhaarinayay xildhibaannada...
Wasiir Maxamed Kaahin iyo Ambassador Lizzia Walker

Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Kaahin iyo Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu Xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsan...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Guusha Emmanuel Macron

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay guushii Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron shalay uu ka...

Macron oo Ka Adkaaday Haweeneydii Xagjirka Ahayd Ee Marine Le Pen

0
Paris (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa markii labaad ku guuleystay madaxtinimada dalka Faransiiska, isagoo Axadii maanta ka adkaaday Marine Le...

Jaaliyadda Somaliland Ee Norway oo Lacag Ku Wareejiyay Guddida Suuqa Waaheen

0
Oslo (Hargeisa Press)- Guddida taakulaynta Suuqa Waaheen ee Somaliland, ayaa maanta lacag kala wareegay qaar ka mid ah jaaliyadaha Somaliland u dhashay ee wadanka...

Itoobiya oo Soo Bandhigtay Xubno Ka Tirsan Al-shabaab iyo Hubkooda

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Itoobiya ee NISS, ayaa shaacisay in 34-qof oo looga shakisan yahay inay ka...

Guddiga Qandaraasyadda oo Kormeeray Mashaariic Ka Socda Gabiley

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha guddiga qandaraaayadda qaranka Somaliland oo ay wehelinayeen masuuliyiin guddigaasi ka tirsan ayaa maanta kormeerro ku tegay gobolada Gabiley iyo Awdal. Waxaanay...

Fannaanada Sahra Ilays oo Sheegtay In Loo Hanjabay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa...

Wasaaradda Deegaanka oo Bilawday Wacyigelin Ku Saabsan Ilaalinta Deegaanka

0
Sheekh (Hargeisa Press)- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maalmahan ba qaar ka mida gobolada dalka ka waday wacyi gelin ku saabsan ilaaliqnta...