Askari Ka Tirsan Ciidamada Somaliland oo Toogasho Ku Dilay Gabadh Dhalinyaro Ah
Hargeysa (Hargeisa Press) – Alle ha u naxariistee waxaa caawa Magaalada hargeysa ku geeriyootay gabadh Magaceedu ahaa Najma Cabdillaahi Maykal, taasi oo ka mid...
Faysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Sii Dayso Suxufiyiinta Xidhan
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay xukuumadda madaxweyne Biixi, in ay xoriyadoodda u soo...
Safiir Mareykan Ah oo Maxkamad Loo Soo Taagay Lacag Uu Ku Qaatay Ka Shaqaynta...
Washington (Hargeisa Press) – Safiir hore oo Mareykan ah, ayaa qirtay dambi ah inuu si sharci darro ah ugu ololeeyey dowladda Qatar, islamarkaana uu...
Madaxweyne Ku-Xigeenka oo La Tukaday Dadweynaha Xaafadda Masalaha Ee Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa garroonka xaafadda Masalaha ee magaaladda Hargeysa saaka kula tukaday Salaada Ciidal Fidriga.
C/raxmaan Saylici,...
Badhasaabka Gabiley oo Dadweynaha Kala Qayb Galay Tukashadii Salaadda Ciidda
Gabiley (Hargeisa Press)- Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, xubno ka mida golaha degaanka Gabiley iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta tukashadii salaadda Ciida kala...
“Waxaan ALLE SWT waydiisanaynaa inuu naxariis waasac ah inna siiyo…”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa maanta tukashadii salaadda Ciidul-Fidriga kala qayb galay dadweynaha...
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Rabshadihii Addis Ababa
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Booliiska dalka Itoobiya, ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dad maanta magaalada Addis Ababa isugu soo baxay salaadda...
Sawirro: Sida Looga Ciiday Magaalada Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maanta oo Isniin ah, ayaa noqotay Maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga oo dhamaan dunida oo idil Muslimiintu ay ugu dabaal...
Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Hargeysa Kala Qayb-galay Salaada Ciidal Fidriga
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Fidriga oo maanta laga...
Rasaas Laga Maqlayo Fagaare Ku Yaala Addis Ababa
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in Rasaas aad u...