Wasiir Saleebaan Cali Koore

Xukuumadda oo War Ka Soo Saartay Shakiga Mucaaradku Ka Muujiyay Qabsoomidda Doorashada

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay war ka soo saartay shakiga ay xisbiyada mucaaradka ee Ucid iyo Waddani ka Muujiyeen Qabsoomidda...

Qarax Ismidaamin Ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Faah-faahino dheeraad ah oo kala duwan, ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismidaamin ah oo xoogan oo ka...

Suxufiyad Shireen Abu Akleh oo Ciidamada Israa’iil Toogasho Ku Dileen

0
Gaza (Hargeisa Press) – Suxufiyad Shireen Abu Akleh oo  ka tirsanayd Telefishanka Aljazeera, ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo...

Khayre oo Hal Arin U Balan-qaaday Somaliland, Hadii Uu Noqdo Madaxweynaha Somalia

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo hadda ka mid ah Musharraxiinta u tartamaysa xilka Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya,...

Cirro oo Ku Hanjabay Talaabo Uu Qaadayo Hadii Aanay Doorashadu Wakhtigeeda Ku Qabsoomin

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Cabdiraxmaan...

Roob Dabaylo Watay oo Baa’biiyay Suuqii Degmada Taleex

0
Taleex (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya degmada Taleex ee gobolka Xaysimo ee Somaliland, ayaa waxaa ay sheegayaan in Roob dabaylo watay oo...

Madaxweynaha Somaliland oo Guddoomiyey Shirka Guddida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey kulan ballaadhan oo ay maanta yeesheen guddida fulinta ee...

Somalia: Wasiir Hore oo Iskaga Hadhay Tartanka Doorashada

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo soo saaray qoraal kooban, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka...

Madaxweyne Biixi oo Baadhis-geliyay Guddida Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto Madaxweyne oo uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo...

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Booqday Dufcadii 1aad Ee Qalin Jebinta Dastuurka

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa booqday goobaha lagu diyaarinayo xaflada qalin jebinta dufcadii Koowaad...