Dahabshiil iyo Save the Children oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi oo Muhiim u ah...

0
Nairobi (HargeisaPress)– Dahabshiil Group iyo Save the Children, ayaa maanta Nairobi ku kala sexeexday heshiis iskaashi oo Soomaalida muhiim u ah, kaas oo lagu...

Boorama oo laga xusay 65 guuradii ka soo wareegtay Xornimada Somaliland + SAWIRRO

0
Boorama (HargeisaPress) Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟔𝟓𝐚𝐚𝐝 ee kasoo wareegtay, markii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimada ka qaadatay, gumaystihii Ingiriiska 𝟐𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟏𝟗𝟔𝟎-kii...

Maalinta 26-ka Juun waa maalinta ugu mudan maalmaheena Qaran

0
Hargaysa (HargeisaPress) –Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa sheegay in maalinta ugu mudan maalmaha Qaran ee Somaliland ay tahay maalinta...

War murtiyeedkii ka soo baxay shirwaynihii 1-aad ee la dagaalanka iyo Maydhaanka lacagaha

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Baanka Dhexe ee JSL, waxa uu qaban-qaabiyay shirweynihii 1-aad ee La-dagaalanka Maydhaannka Lacagaha oo heer qaran ah, kana qabsoomay magaalada Hargeysa. Madashani waxa ay...

Prof. Samater: “26-ka June waa Madfaca ugu wayn ee Somaliland soo hordhigi-karto Soomaaliya”

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka hadlayay munaasibada lagu xusayay 65 guurada ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Maxmiyadii...

Madaxweyne Cirro: “Caawa waa habeen ay Jamhuuriyadda Somaliland Aqoonsi ka heshay 35 dawladood oo...

0
Hargaysa (HargeisaPress)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo khudbad ka jeediyay munaasibada sannad guuradii 56-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland...

Aqoonsiga Somaliland: Fursad Xidhiidhinasa Qiyam-ka iyo Istiratiijiyada UK iyo USA”

0
Sababta ay tahay in xukuumadda Ingiriisku ay u aqoonsato Somaliland” Warbaahitna Leftfootforward Qore Axmed M. Saleebaan Hargeysa (HargeisaPress)– Warbaahinta Leftfootforward ee dalka UK ayaa si qoto...

Musharax Muxiyadiin Tiyaabo oo deegaankiisu u doortay inuu ku metelo Gollaha deegaanka Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Musharraxa golaha deegaanka Hargeysa Muxiyadiin Tiyaabo oo qado sharaf ku maamuusay qaar ka mida waxgaradka deegaankiisa. Musharrax Golaha deegaanka Hargeysa Muxiyadiin Tiyaabo iyo...

Madadaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey Maalinta Qaxoontiga Adduunka +...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Madadaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey Maalinta Qaxoontiga Adduunka oo maanta (22.06.2025) lagu...

Maamulaha guud ee Shirkadda Dahabshiil Oo ku guulaystay abaalmarinta Global Somali Award 2025

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulaha guud ee Shirkadda Dahabshiil group, Cabdirashiid Ducaale ayaa ku guulaystay abaalmarinta Maamulaha sanadka ee global Somali Award 2025 magaalada Columbus ee Dalka...