Wasiirka Duulista Somaliland oo Madaarka Berbera ku qaabilay wefti Mareykanka ka socda

0
Berbera (Hargeisa Press)- Wasiirka Duulista Hawada iyo horumarinta Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Fuaad Axmed Nuux, ayaa Madaarka caalamiga ah ee Berbera ku qaabilay wafti...

Xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Berbera

0
Berbera,(HargeisaPress)– Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay xubnaha musharrixiinta ee u tartamaysa hoggaanka ururka...

Xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland oo la shaaciyay

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayay, isla-markaana lagu shaacinayay xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland. Munaasibaddan...

Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland oo kullan la qaatey masuuliyiinta Hay’adda Oxfam

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda horumarinta Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Abubakar Cabdiraxman Good, ayaa kullan muhiim ah la qaatay madax sare oo ka socday...

Maayirka Gabiley oo ka qayb-galay olollaha dhiig shubista + SAWIRRO

0
Gabiley (HargeisaPress)– Duqa Degmada Gabiley Mudane Cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad), oo ay weheliyaan Xildhibaan Mursal Maxamed Jaamac iyo Xildhibaan Cali Muxumed, ayaa saaka ka...

Gabiley oo Ku Guulaysatay Finalka Koobka Gobollada Dhalinyarada Cuslaatay oo Dahabshiil Maalgeliyey

0
Gabiley (HargeisaPress) - Magaalada Gabiley ayaa si rasmi ah u martigelisay ciyaarta kama dambaysta ah ee koobka gobollada Somaliland ee dhalinyarada cuslaatay, taasoo dhex...

Wax soo saarka Warashadaha Somaliland oo Dahabshiil Dunida gaadhsiiyey

0
Beijing (Hargeisa Press)- Kalluunka Badaha Somaliland ee sida heerka sare ah loogu warshadeeyo Berbera ee Dahabshiil Group maalgeliyey, ayaa noqday wax soo saarka Wershadaha...

Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay Wefti ka socda Baanka Horumarinta Jarmalka

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta Qaranka Somaliland, Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Siciid Maxamuud,...

Kulanka Horumarinta Waxbarashada Dugsiyada Hoose-Dhexe ee Gabiley + SAWIRRO

0
Gabiley,(HargeisaPress)– Magaalada Gabiley waxaa maanta ka qabsoomay kulan muhiim ah oo lagaga hadlayay horumarinta waxbarashada dugsiyada hoose dhexe. Kulankan ayaa ka dhacay Maktabadda Qaranka ee...

Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay Trump iyo saaxibkiis Elon Musk

0
Maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk ayaa cambaareeyay saxeexa Madaxweyne Trump ee nidaamka cashuuraha oo uu ku tilmaamay in uu yahay wax laga yaqyaqsado. Aqalka...