Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Dadafeeyey Eedaymo Musuqmaasuq Oo Xisbiyada Mucaaradku U Soo Jeediyeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md:Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan(Nugaal) ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo Abaalmarino Guddoonsiiyay Arday ku Guuleystay Tartan Qur’aan + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xalay xarunta madaxtooyadda afur ugu sameeyey ardaydii ku guulaystay tartanka quraan akhrista Somaliland iyo...

Somaliland: Maayarka Hargeysa oo Dhagax-dhigay Xarun Cusub oo Dab-damis + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayirka Hargeysa iyo xubno wasiiro ayaa dhagax dhigay xarun dab-damis oo ay yeelanayso caasimadda Hargeysa, kaas oo lagaga gurman doono waxyeeladda...

Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Waraysi Xiiso Badan Siiyey Telefishanka...

0
Mennasota(Hargeisa Press)-Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Waraysi Xiiso Badan Oo Uu Siiyey Afro TV iyo Cali Xaraare.   - [youtube https://www.youtube.com/watch?v=9J0s6D_8Zuo]

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Gobolka Cusub Ee Xaysimo Ee Magaalo Madaxdiisu Tahay Taleex

0
Hargeysa(Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Magacaabay Gobol Cusub Magaalada Madaxdiisu tahay Taleex Oo Lagu Magacabo Xaysimo. Madaxweyne Silaanyo Ayaa Digreeto Madaxweyne Ku magacaabay...