Daawo Muuqaal: Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Diwaangalinta Madaniga Ah iyo Arimaha...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mujaahid Boobe yuusuf Ducaale, ayaa dhaliilay habka ay u socoto Diwaangalinta Madaniga ah, isagoo sheegay in...
WAR DEG-DEG AH: Qarax Waxyeello badan geystay oo Maamnta ka dhacay Isgoyska Afarta-Jardiino ee...
Muqdisho, (HargeisaPress) — Ugu yaraan afar qof oo uu ku jiro sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda Dawladda Somalia oo la sheegay inuu qaraxu ku xidhnaa...
Dawladda Ingiriiska oo Ballanqaadday inay ka Shaqaynayso Sidii Somaliland ugu Noolaan Lahayd Barwaaqo
London, UK — Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto, isla markaana ka go’an tahay sidii looga shaqayn...
Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo oo ugu Baaqay Maalqabeennada Caalamka inay Maalgashadaan Khayraadka Somaliland
Hargeysa , (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ugu baaqay maalqabeennada caalamka inay ku dhiirradaan maalgashiga khayraadka dihin ee...
Daawo Muuqaal: Golaha Guurtida oo Hakiyey Xeerka Diiwaangalinta Madaniga kadib Shaki laga Muujiyey
Hargeysa , (HargeisaPress) — Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa hakiyey inay meelmariyaan xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah oo ay dhawaan u gudbiyeen Golaha Wakiillada oo...
SOmaliland: Maayarka Hargeysa oo Shaaciyay inay wax ka Qabanayaan Cidhiidhiga Caasimadda
Hargeysa , (HargeisaPress) — Maayarka Hargeysa, C/raxmaan Max'uud Caydiid Soltelko, ayaa sheegay inay istaamo koonayaasha magaalada uga sameeyay gaadiidka ka baxa si saxmadda gaadiidka...
Daawo Muuqaal: Siyaasiyiin Kulmiye Ka Tirisan Oo Xubno Xukumadda ka tirsan Ku Eedeeyey Fidinta...
Hargeysa , (HargeisaPress) — Siyaasiyiin taabacsan Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye, ayaa faafinta Warar sheegayay in Madaxweyne Siilaanyo ka tanaasulay Musharaxa Kulmiye ee...
134 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Machadka Shaqaalaha Dawladda+ KHudbaddaha Masuuliyiinta + SAWIRRO
Hargeysa , (HargeisaPress) — Munaasibad balaadhan oo loo sameeyey 134-Arday oo ka qalin jabiyey Machadka Tobabarka Shaqaalaha Dawlada ee CSI ayaa lagu qabtay Hotel...
Daawo Muuqaal: Musharaxa Beelaha Gaboye Oo maanta Ku dhawaaqay In Uu Utaaganyahay Musharaxnimada Golaha...
Gabiley , (HargeisaPress) — Musharax Maxamed Xasan maxamuud Oo ah Musharaxa Beelaha Gaboye Oo maanta Ku dhawaaqay In Uu Utaaganyahay Musharaxnimada Golaha Wakiilada Ee...
Hogaanka Sare ee Ucid Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco
Burco , (HargeisaPress) — Hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalo madaxda Togdheer ee Burco....