Maayirka Caasimadda Djibouti iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Hargeysa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Duqa Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa Magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay dhigiisa Magaalada  Djibouti Maayar Xuseen Cabdillaahi oo ay weheliyaan Koox iskugu jirta...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo booqday Dhadhaab + SAWIRRO

0
Nairobi ,(HargeisaPress) —Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/wel Sh. Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku jireen, wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, Cabdullaahi Goodax Barre, qunsulka...

Israa’iil oo Duqeyn ku dishay Saddex Sarkaal oo ka Tirsanaa Ururka Xamaas

0
GAZA ,(HargeisaPress) —Israa’iil ayaa duqeyn dhinaca cirka ah ku dishay seddex sarkaal oo ka tirsan ururka Xamaas oo dagaal kula jira arrintan ayaa sababtay...

Jaamacadda Hargaysa Oo Xalay Xaflad Balaadhan u Qabatay 27 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay...

0
Hargeysa,  (HargeisaPress) —  Jaamacadda Hargaysa ayaa Xalay Xaflad Balaadhan u qabatay 27 Arday oo dhamaystay Cilmiga Ingineeringka,Waxaana kasoo qayb galay Munaasibadaas Masuuliyiinta  Jaamacadda oo...

Wefti Ka Socda Wasaaradda Beeraha Oo Soo Qiimeeyey Goobaha Dooxyada Soo Rogmadaa Badda...

0
Hargeysa,  (HargeisaPress) — Wefti ka socda Wasaaradda Beeraha oo uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole ayaa waxa ay safar ku tageen Dooxa...

Maayirka Caasimada Hargeysa oo kulan la yeeshay Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Golaha Wakiilada

0
Hargeysa,  (HargeisaPress) — Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxman Solteko  ayaa kulan is Xog-wareysi la yeeshay Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiilada...

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Eedayma Kulul Ujeediyay Xukuumada Siilaanyo

0
Hargeysa,  (HargeisaPress) — Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa eedaymo kulul u soo jeediyey Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo,Waxaana...

Xisbi Mucaaradka UCID Oo Beeniyay Warar Sheegayay Khilaaf Udhexeeya Hogaanka Xisbigaasi

0
Hargeysa,  (HargeisaPress) —Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa been iyo boro bogaando ku tilmaamay warar sheegayay in khilaaf ba’ani ka dhex qarxay hogaanka sare Ee...

Daawo SAWIRRADA: Shirkii looga hadlayay Arrimaha Qoxootiga Somalia oo lagu soo Gabagabeeyay Magaaladda Addis...

0
ADDIS ABABA, Ethiopia, (HargeisaPress) — Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda UNHCR ayaa waxaa ka qayb-galaya dalka dariska la ah Soomaaliya, sida Kenya, Ethiopia, Yemen, Uganda...

Xoghayaha Guud Ee Wakiilada Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Warqad Xafiiska Xeer Ilaalinta Looga...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xoghayaha Guud ee Golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa si kulul oo degdeg ah uga jawaabay Warqad Xafiiska Xeer ilaalinta Guud looga...