Ciyaaryahan Aan Muslim Ahayn Oo Ka Damqaday Xasuuqa Yahuudu Ku Hayso Falastiin

0
Ciyaaryahan Joey Barton oo ka tirsan kooxda Kubada Cagta ee Queens Park Rangers ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay ciyaaryahanka Yahuudiga...

Kooxda Xiddigaha Geeska oo Raali-gelin ka bixisay Bandhig-faneed Tuhunno Xaasaasi ahi ka dhasheen

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo xaruntoodu tahay magaalada Hargeysa, ayaa Shacabka iyo Xukumadda Raalli-gelin ka siiyey Xog-waraysi bandhig-faneed ku lammaan yahay oo...

Ciidanka Qaranka Somaliland oo Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidan ka soo goostay Maamulka Puntland

0
Laascaanood,(HargeisaPress) — Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Xaruntiisa Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Maamulka Puntland, kuwaasi oo Somaliland ku soo biiray. Waxa...

Sirdoonka Somaliland oo Xidhay Sarkaal Djibouti u dhashay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Muuse Cabdiraxmaan Cali (Muuse Guray), oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidanka Jandal Maariga Jabuuti. Sarkaalkan...

“Beesha Caalamka Waxaanu Leenahay Yaan Layska Indho Tirin Dulmiga Socda ee Umadda Reer Falastiin...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukumadda Somaliland ayaa markii u horaysay si adag u cambaaraysay Weerarada iyo Dilka foosha xun ee Yuhuudu ku hayso Shacabka Reer Falastiin. Madaxweyne...

Xukuumadda Itoobiya oo dhisaysa Waddooyin isku Xidhaya Waddamo ku yaalla Bariga Afrika

0
Addis Ababa ,(HargeisaPress) — Dowladda Itoobiya ayaa qorshaynaysa dhismaha wadooyin muhiim ah oo ku xiri doona dalalka dariska la ah oo ay ku jiraan...

Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Oo Dhambaal ah Udirey Shacbiga Somaliland iyo Dhalinyarada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Daladda Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Mubaarik Ismaaciil Cabdi ayaa dhambaal hambalo ah udirey Guud ahaanba Shacbiga Reer Somaliland,iyo dhalinyarada Somaliland Munaasibada...

Madaxda Dawladda Soomaaliya oo Salaaddii Ciidda la tukaday Dadweynaha Muqdisho + SAWIRRO

0
Muqdisho,(HargeisaPress) — Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa maanta kula tukaday salaaddii ciiddul fidriga boqolaal dadweyne iyo mas’uuliyiin kale ah masjidka isbahaysiga Islaamka, iyadoo ammaanka masaajidka...

Sheekh Aadan Siiro oo ku taliyay in Xilka laga qaado Masuuliyiin Wadamada Jaarka ahi...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Sheekh Aadan X. Maxamuud Xiiray(Aadan Siiro), ayaa hadal uu Bulshada Somaliland u jeediyay Salaaddii Ciidal Fidriga ee Maanta waxa uu ku sheegay...

Dalka Kenya oo Maanta si weyn looga dabaal-dagay Ciidul-fidriga + SAWIRRO

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Magaalooyinka waa weyn ee dalka Kenya, ayaa maanta waxaa looga dabaal dagay munaasaabada Ciidul Fitri, ayadoona Muslimiinta ku dhaqan magaalada Nairobi ay...