Xubno Ka Tirsan Guddiga Komishanka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Berbera Iyo Ujeedada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xubno ka tirsan guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu hogaaminayo gudoomiyaha guddiga komishanka qaranka ayaa socdaal ku  tagey magaalada Berera. Waxaana ay masuuliyiintani...

Xoggo Sheegaya In Madaxweyne Siilaanyo Laba Wasaaradood Oo Muhiim Ah U Kala Qaadayo 4...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa la sheegay inuu ka baaraan dagayo qorshe uu Laba Wasaaradood u kala qaadi lahaa oo...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Urur Diimeed La Sheegay In Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Caddare ayaa markii u horeysay ka hadlay Urur diimeed la sheegay in lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa isla markaana...

Shirkii Toddobaad Ee Maalgeshiga Caalamiga Ah Oo Ka Socda Dubai Iyo Somaliland Oo Aan...

0
Duabi,(HargeisaPress) — Waxa Magaalada Dubai ka socda Shirkii 7-aad ee Maalgeshiga Caalamiga ah, kaasi oo Sannadkiiba hal mar la qabto. Kulankan toddobaad ee maal-gashiga caalamiga...

Waa Sidee Xaaladda Amaan Ee Caasimada Hargeysa Habeenkii?

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa warbixin laga diyaariyey xaalada amaan ee caasimada Hargeysa,waxaana ay Hargeysa noqotay magaalo shaqaysa si nabad galiyo ah ilaa saddexda Habeenimo. Bulshada caasimada Hargeysa...

Guddiga Kala Saa’irada Ururada Siyaasadda Somaliland Oo Guda Galay Dhagaysiga Dacwad Xisbiga UCID Usoo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddiga kala saarida ururada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta guda galay dhagaysiga dacwad dhawaan xisbiga UCID usoo gudbiyeen oo ku aadan xildhibaano ka tirsan...

Qarax ka dhacay naxaawiga xarunta wasaarada amniga ee magaalada Muqdisho +SAWIRRO

0
Muqdishu,(HargeisaPress) —Qarax gaari ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayad lagu iibiyo "Coffee" oo ka soo horjeeda Wasaaradda Dhalinyaradda iyo cayaaraha ee ku taalla...

Muxuu Ka Yidhi Wasiirka Caafimaadka Somaliland Musuq-maasuq Iyo Xatooyo lagu Soo Eedeeyey?

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa beeniyey warar sheegaya in isaga iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaraddiisu ay lunsadeen kharashkii mashruuca...

Ciidamada Dab-damiska Ee Loo Kala Dirayo Magaalooyinka Burco Iyo Wajaale Oo Tababar Uga Furmay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidamada Dab-damiska ee loo dirayo magaalooyinka Burco iyo Wajaale ayaa maanta Tababar uga furmay magaalada Hargeysa,waxaana ka qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda...

Ergayga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Qaramada Midoobey U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Hargeysa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waraysi lala yeeshay waxa uu...