Dhagax-dhiga Fasalo Lagu Kordhinayo Dugsiga Hoyga ee Xaaxi
Hargeysa,(HargeisaPress) – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, Maxamed Faacuul, oo ay wehelinayeen Agaasimaha Guud ee WWB&S Cabdiraxmaan Xuseen Xirsi iyo Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh, ayaa...
Madaxweynaha Somaliland Oo ka qayb-galay Shirweynaha Heer Qaran ee Dib-u-habaynta Hay’adaha Caddaaladda + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress) – Shirweynahan oo ahaa kii ugu horreeyey ee la qabto muddo 14 sano ah, waxa si weyn u soo qaban-qaabiyey Wasaaradda Caddaaladda JSL...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Dhacdadii maanta ee Madaarka Hargeysa.
Hargeysa,(HargeisaPress) – Wasiirka Duulista iyo Madarada Somaliland Fu'aad Axmed Nuux ayaa sheegay in dhacdadii maanta ka dhacday qaladka koowaad uu uu ka yimi dhinaca...
Maayarka Gabiley Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Sweden + SAWIRRO
Gabiley,(HargeisaPress) – Maayarka Gabiley Mudane Cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti Iskugu jiray Dhakhaatir ku Takhasusay Maanka Iyo umulisooyin caafimaad oo...
“Mashruuca Banka Wajaale, hadaanu Maxamed Cabdillaahi Bookh joogin in aanu suurtogaleen baan qabaa” Guddoomiye...
Gabiley,(HargeisaPress) –Guddoomiye ku xigeenka Baanka Dhexe JSL Mudane Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo maanta magaalada Gabilay kaga qeybgalay munaasibaddii ay xilalka kula kala wareegayeen Badhasaabka...
Xaflada Xil Wareejinta Guddoomiyaha Cusub Ee gobolka Gabiley iyo gobolka Hawd Oo ka qabsoontay...
Gabiley,(HargeisaPress)– Munaasibadda Xil-wareejinta Badhasaabkii Hore Gobolka Gabiley Mudane Maxamed Cabdilaahi Jaamac Bookh Iyo Badhasaabka Cusub ee Gobolka Gabiley Mudane Maxamuud Xasan Saleebaan Doob, ayaa...
Shir Lagu Lafa-gurayey Xaalada Uu Marayo Xeerka Daryeelka Dadka Naafada Somaliland Oo Lagu Qabtay...
“Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Somaliland MESAF oo laashay xeerkii daryeelka dadka Naafada 2021,…….”
Hargeysa,(HargeisaPress) – Shir lagu lafa-gurayey xeerkii qabyo-qoraalka ahaa ee dadka...
War-murtiyeedka Shirweynahii 3aad ee Guddiyada Shareecada Baananka iyo Hay’adaha Maaliyadeed ee Somaliland.
Hargeisa– Waxa ka qabsoomay Hotel-ka Damal ee Magaalada Hargeysa intii u dhaxaysay 26-27/11/2025 oo waafaqsan 5-6/Jumaadi-II/1447, Shirweynahii 3aad ee Guddiyada Shareecada Baananka iyo Hay'adaha...
Shirweynaha 3aad ee guddiyada Shareecada Baananka Iyo Hay’addaha Maaliyadeed ee Somaliland + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress) – Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Hargaysa ka Daahfuray Shirweynaha 3-aad ee Guddiyada Shareecadda Baananka iyo Hay’adaha Maaliyadeed ee dalka, kaasi...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha JSL Oo ka qayb galay xuska Maalinta Carruurta...
Hargeysa,(HareisaPress) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL,
Mudane Khadar Nuur Cabdi (Buubaal),
ayaa ka qayb galay xuska Maalinta Carruurta Adduunka, oo...


























