Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Xadhigii Lagula Kacay Masuuliyiintii UCID Ee Gobolka...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa ka hadlay xadhigii lagula kacay masuuliyiintii xisbiga UCID ee gobolka Gabiley oo dib u...

Hordhaca Barnaamijka Qanci Dadkaaga+Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Soo Bandhigay Dhacdooyin Naxdin Leh Oo...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa hordhaca barnaamijka Qanci Dadkaaga ee ka baxa HCTV,waxaana todobaadkan ku marti ah wasiirka cadaaladda Somaliland Axmed...

Mahad kadleeye oo loo magcaabay Wakiilka Qarada Yurub ee Kooxda Xidigaha Geeska

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Abwaan Xasan saleebaan Dhuxul Laabsalaax ayaa wakiilka Qarada Yurub ee Kooxda Xidigaha Geeska u Magacaabay Mahad kadleeye. Sidana waxa...

Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxweynuhu Fadhiyay Ka Balan Qaaday Inuu Dhisi Doono Xukuumad...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Hoggaamiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa balan qaaday in haddii talada Somaliland loo doorto uu soo dhisi doono xukuumad ka...

Al-Shabab Ambush Kills 18 AU Troops in Somalia

0
At least 18 African Union troops were killed in a deadly ambush in the Lower Shabelle region by al-Shabab militants, officials and security sources...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan Dardargelin ah La Yeeshay Qurbejoogta iyo Masuuliyiinta Laamaha Dibadda ee...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan lagu dardargelinayo hawlaha xisbiga la yeeshay masuuliyiinta xisbiga ee qaar...

Mid kamida Beelaha Dega Gobolka Gabilay Oo si Weyn u Taageeray Xisbiga Kulmiye

0
Gabilay (HargeisaPress) —Beesha Reer Xareed oo kamida beelaha dega Gobolka Gabilay ayaa taageero miisaanleh umuujisay xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye. Beeshan ayaa taageerada xisbiga...

DUNIDA IN YAR BAA DOQONKU IN UU HOGGAAMIYO DIIDDAY.

0
''Nincompoop'' culimada cilmi nafsiga iyo cilmiga bulshada (Psychology & Sociology) sida darandooriga ah u daraasadaysaa waxa ay si buuxda oo kaamil ah isku la...

Daawo: Warbixin Ku saabsan Horumarka Ka Hirgalay Maxkamada Gobalka Maroodi jeex

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Warbixin Ku saabsan Horumarka Ka Hirgalay Maxkamada Gobalka Maroodi jeex ee uu hormuudka ka yahay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar...

Somalia: Shirkadaha Hormuud iyo Dahabshiil Ma Taageeraan Al-shabaab – Warsaxaafadeed

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July 2017 oo...