Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Lagaga Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Shacabka Somaliland-na Looga Digay...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkii khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada Somaliland ee ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa lagaga hadlay laba qodob oo xasaasi ah...
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeer Ku Maray Suuqyada Magaalada Hargeysa
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kormeer kusoo maray qaar kamid ah suuqyada magaalada Hargeysa.
https://youtu.be/xF1LTKhwkno
Dhaq-dhaqaaqa Dhoofka Xoolaha Nool Oo Si Aada Looga Dareemayo Dekeda Magaalada Berbera+Laba Markab Oo...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhaq-dhaqaaqa dhoofka xoolaha nool ee laga dhoofiyo Somaliland ayaa si aada looga dareemayaa dekeda magaalada Berbera,waxaana habeenimadii xalay ahayd dekeda magaalada Berbera...
Somaliland: President Repudiates ill-Health Rumors in an Interview
Hargeisa, (HargeisaPress) —Somaliland Head of State, His Excellency Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has urged residents in the country’s eastern provinces to collect voter cards....
Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Kulan Lagu Dardar Galinayo Hawlaha Xisbiga Kulmiye La Qaatay Aqoonyahanka...
Borama, (HargeisaPress) —Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shacayb Maxamed Muuse oo Safar Shaqo Ku Jooga Gobolka Awdal Magaalo Madaxdiisa Boorama Ayaa Kulamo Gooni gooni ah...
Golaha Wakiillada: La-taliyaha Sharciga oo Qoraal Iftiimin ah ka soo Saaray Jawaabtii ka soo...
Hargeysa, (HargeisaPress) —La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir, ayaa soo saaray qoraal uu iftiimin sharci kaga bixiyey jawaabtii...
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRRO
HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...
Waraysi Qasriga Madaxtooyada Somaliland Lagula Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Waraystay Oo...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland ayaa qasriga madaxtooyada Somaliland waraysi lagula yeeshay waxa uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah,waxaana waraysigan madaxwaynaha la yeeshay wariyaha gaarka...
Gaadiidkii Itoobiya Ee Raashinka Caawimada Ah Ka Qaadi Jirey Dekeda Berbera Oo Go’aan Ku...
Berbera , (HargeisaPress) —Kudhawaad 200 (Laba Boqol) oo baabuur oo dalka Itoobiya laga leeyahay ayaa Berbera mudo labaatan maalmood ah ujooga rarkii ay dekeda...
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Ceerigaabo Kulamo Kula La Yeeshay Guddida Nabadgalayada Gobolka Sanaag Iyo...
Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo hawlo shaqo u jooga magaalada Ceerigaabo ayaa maanta kulamo la yeeshay guddida nabadgalayada...