Al-Shabab attacks Somalia army base
Al-Shabab fighters attacked a military base near Somalia’s southern port city of Kismayu early on Sunday, a Somali army officer said, adding that he...
“Waxaa Muuqata In Arrinka Ictiraaf Raadintu Aanu Ahayn Mid Aad Looga Shaqeeyay, Waxaana Cad...
Hargeysa, (HargeisaPress) —31 Aguast oo ahayd khamiistii toddobaadkan ayaa waxa baarlamaanka Sweden su’aalo ku saabsan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland iyo doorka dawladda Sweden lagu weydiiyay...
Nuxurka Khudbad Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland U Jeediyey Dadweyne Ku Soo Dhaweeyey Boorama.
Boorama, (HargeisaPress) — Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna kusimaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo hadal kooban u jeediyey shacabkii ku sugnaa barxadda hore ee...
Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada...
Boorama, (HargeisaPress) — Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa si ballaadhan loogu soo...
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shilalkii Maalmihii Ciida Ka Dhacay Magaalada Berbera Iyo...
Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka gobolka Saaxil iyo dhakhaatiirta cusbitaalka Berbera ayaa ka hadlay shilalkii maalmihii ciida ka dhacay magaalada Berbera,iyada oo saakana la helay maydka...
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Khudbad U Jeediyay Boqolaal Taageerayaal Ah Oo Ku Soo Dhaweeyay...
Boorama, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Boorama uga mahadceliyey soo dhaweynta kalgacalka leh ee...
SIDEE AY SUURAGAL KU TAHAY IN SOMALILAND AY KA DHACDO DOORASHO XOR AH OO...
MARKA AAD EEGTO DURUUFAHAN.
1- Awood daridda komishanka doorashooyinka qaranka oo si cad u soo baxday wakhtigii diwaan galinta doorashooyinku dalka ka socotay, oo dhag...
Kenyan court overturns presidential election after claims results were hacked
NAIROBI, Kenya (HargeisaPress) —Kenya’s Supreme Court has declared President Uhuru Kenyatta’s election win invalid due to “irregularities committed by the election board” and ordered a...
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidal Adxa Kaga Hadlay Nabadda Somaliland Ka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda...
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Heerka Ay Qabyaaladdu Marayso,Saxaafadda Madaxa Banaana Ka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faaraxx ayaa khudbadii uu ka jeediyey salaadii Ciidal Adxaa dabadeed waxa uu ka hadlay...