HEES CUSUB: HEESTAN WAXA LAYIDHAA DA.I KUMA ERYAYSEE By: Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe )

0
2413

HargeisaPress — inkastood darmaanyahay dumar.ugu saraysoo dun xariira aad tahay oo uu dadnimo iyo damiir fiican eebuhu kugu deeqay inanyahay ood daymo aragtida doog iyo u eegtahay dayax soo baxaayoo dalaalimo samaystoo diiliimo casuus ihi dusha ay kamuuqdaan ‘@kooras@ dulucdiyo ujeedada maraan udaadago waxa iga dar daarana da.ikuma eryaysee daganaan usoco oo doordooro qayrkaa !@

badka. Labad…

 

inkastood dadaadaba danbili. usidatoo dawo caafimaad tahay oo uu dulqaad iyo dabcifiican eebuhu kugu dayray inanyahay oo damac ninkii lihi durbadiiba uurabo dadab iyo aroos iyo dulmareey adoo kale dibna.aan wax ugadhicin ‘@kooras@dulucdiyo ujeedada marka aan udaadago waxa iga dardaarana da.ikuma eryaysee daganaan usoco oo door dooro qayrkaa.

 

 

Kala Xidhiidh Abwaan Cabdi Madoobe

LEAVE A REPLY