Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Oo ka hadlay Xaalada ciyaaraha Somaliland

0
Hargeysa (HargeisaPress) –Xoghayaha Ciyaaraha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Xasan Waraabacadde ayaa markii u horeysay ka hadlay xaalada ciyaaraha Somaliland. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed...

“Ma sharcibaa in Ciyaartoy reer Somaliland ka soo Ciyaaran Xamar” Xisbiga Kaah

0
Hargeysa (HargeisaPress) –Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Xasan Waraabacadde ayaa markii u horeysay ka hadlay ciyaartoy reer Somaliland ah oo ka soo...

“Halkey ku Dambeysay Lacagtii Tartanka Ceerigaabo?” Xisbiga KAAH

0
Hargeysa (HargeisaPress) –Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH ayaa ka hadlay cabasho ka taagan tartanka Horyaalka Gobollada, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo ee xarunta...

Tacsida Marxuum Cabdillaahi Ibraahim

0
Bahda Shabakada Hargeisa Press, waxay ay iyagoo isku duuban ay si wadajir ah u tacsiyaynayaan geerida ku timid allaah ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi...

Urur-siyaasadeedka HILAAC oo war cusub ku dhawaaqay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Urur-siyaasadeedka HILAAC oo war cusub ku dhawaaqay. https://youtu.be/nskVmfszX2Q?si=9xhx76zLCDfEomI_

Ronaldo oo shaaciyay in uu ka fadhiisan doono ciyaaraha

0
Hadalladii uu xiddiga kubadda cagta Cristiano Ronaldo uu u sheegay telefshinka Portugal ee ahaa inuu kubbadda cagta ka fadhiisan doono “laba ama saddex sano...

John Cena oo ka fadhiistay ciyaaraha musaaracada ee WWE

0
Jilaaga iyo ciyaaryahanka legdanka ama musaaracada John Cena, ayaa ku dhawaaqay in uu hawlgab ka noqon doono u tartamida horyaalka aduunka ee legdanka ama...

Lionel Messi oo Shaaciyey Kooxda uu Ciyaaraha kaga fadhiisanayo

0
Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi, ayaa shaaciyey qorshihiisa hawlgabka kubadda cagta, waxaana uu magacaabay naadiga uu ku soo gunaanadi doono kubadda cagta isaga...

Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleysaty tartanka Rotterdam

0
ROTTERDAM–Orodyahan Cabdi Nageeye ayaa ku guuleystay tartanka Marathon-ka ee Rotterdam, waana markii labaad ee uu ku guuleysto. Nageeye oo 35 sano jir ah ayaa orodkan...

Kooxda Dawlada Hoose Ee Burco Oo Ku Guulaysatay Koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland

0
Berbera,(HargeisaPress)–Kooxda ku ciyaaraysay magaca dawlada hoose ee burco ayaa galabta ku guulaystay koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo ciyaarta kama danbaysata ah ay iskugu soo...