Dan qaran iyo Bulsho
Dan qaran iyo Bulsho
"Dal shisheeya ah
Ninka u barooranaayee
baradiisu nabad tahay
Waxaan kaaga baqayaa
Inaad baadi noqotee
Cidla baylah keligaa
Yaanu bahalku kugu cunin"
Erayadani waxay ka mid Maansooyinkii hadraawi...
Su,aalihii Maanta la soo Waydiiyey Sheekh Maxamed Cumar Dirir
https://youtu.be/Q3vhTpVmrS8
Awdal Waa Hooyadii Somaliland, Hiraalka Iyo Horumarka Maanta Muuqdana Yadaa Lagu Soo Dhex Habeeyey,...
“Ninka socodka taariikhda
raba inuu suldaareeyo
Sacab timole weeyaan
inuu suurto geliyaaye” Gaariye.
Ugu horeyn waxaan uga gol leeyahay tixdan Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye), Waa fariin...
Saylici Ma Wuxuu Madaxweyne-ku-xigeen U Yahay Awdal ...
C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) waa Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Sidoo kale waa u qaabilsanaha Golaha xukuumada Somaliland ee hogaanka u haya Hay,adaha gargaarka deg-dega ah ...
Maamulaha guud ee shirkaddaha Dahabshiil Group Oo Sharaxay Faa’iidada Ay Ganacsatada Soomaalida U...
Dubai , (HargeisaPress) — Maamulaha guud ee shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Siciid Ducaale ayaa sharraxaad ka bixiyay faa’iidada ganacsatada Soomaalida ugu jirta isbedelo waaweyn...
DAAWO: Khudbadii Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale, midnimada iyo wada-jirka umadda Somaliland wada leh ee u wada dhalatay
https://youtu.be/PTH7LBPGaxk
Hay’adda Shaqaalaha Oo Waxka Bedel Kooban Ku Samaysay Sacaddaha Shaqaalaha Dawladdu Hawlgeli Doonaan Bisha...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa wax ka bedel kooban Bisha Barakaysan ee Rammaddaanta inta lagu jiro ku samaysay saacaddaha ay...
DAAWO: Magaalada Hargaysa Oo Si Wayn Looga Xusay 18ka May Iyo Wacdarihii
https://youtu.be/-3Q1TOw7aoM
Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey BILE CARWASH & COFFE SHOP Oo Lagu Qabtay Magaalada...
HARGEISA — Munaasibad balaadhan oo casho ah ayaa xadhiga lagaga jaray Hotel Cusub oo ku soo biiray Hotel-lada Casriga ah ee magaalada Hargeysa oo...
Taarikh Kooban Ala Ha U Naxariiste Marxuun Amb. Abdirahiim Caabi Farah
HARGEISA —Waxaa magaalada New York ku geeriyooday ala ha u naxariiste Marxuun Amb. Abdirahiim Caabi Farah.
Wuxuu ahaa Diplomacy iyo siyaasi u soo shaqeeyay dalka...