Wasiirka iyo Agaasimaha Horumarinta Biyaha Somaliland oo Kulan la yeeshay Shaqaalaha Wasaaradda + SAWIRRO
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka
Biyaha Abubakar Cabdiraxman Good, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Aadan Cabdillaahi Cabdalle, ayaa kulan la qaatay shaqaalaha wasaaradda.
Kulankan...
Madaxweynaha Somaliya: Waxa jira dad ku xeeran Trump oo raba in uu Somaliland aqoonsado
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ay jiraan dadaallo ka socda Maraykanka oo lagu doonayo in Somaliland lagu aqoonsado.
Madaxweynaha oo waraysi gaar...
Madaxweyne Cirro oo Golaha Wasiirrada xog ka siiyay Safarkii Imaaraadka Carabta
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenku, ayaa maanta fadhi aan caadi aheyn iskugu yeedhay...
Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminaayey oo dalka kusoo laabtey
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo weftigii uu hogaaminaayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Imaraadka Carabta ayaa galabta...
Maamulaha Dahabshiil Group iyo qaar ka mid ah ganacsatada waaweyn oo la kulmay Safüirka...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulaha Dahabshiil Group, Abdirashid Duale iyo qaar ka mid ah ganacsatada waaweyn ayaa maanta kula kulmay magaalada Hargeisa safiirka UK iyo madax ka...
Maxay ka Wadahadleen Wasiirka Qorshaynta iyo Ku-xigeenka Madaxa Xafiiska Britain ee Somaliland?
Hargeysa (HargeisaPress)–Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland Marwo Kaltuun Sh. Xasan Cabdi, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee wasaaradda, Mudane Maxamed Siciid Maxamuud, ayaa...
Madaxweyne Cirro iyo madaxda Imaaraadka Carabta oo shirar heerkoodu sareeyo ku wada jira
Dubai – La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud ayaa qoraal uu mar dhawayd faafiyey waxa...
Dib u habaynta Istiraatiijiyadeed ee Madaxweyne Ciro ee Isbahaysiga Gobolka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Si badheedh iyo istaraatijiyad ah oo dhaqanka ka baxay, Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro, waxa uu dalka isu-tagga...
Lacago uu Xasan Sheekh ku shubtey Bangiyada Swiss-ka oo la xayiray
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa uu lacago malaayiin Dollar ah ku lunsaday Akoonno Lacageed oo Swiss-ku leeyahay iyadoo ay...
Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Imaaraadka iyo dareenka ku xeeran
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo wefti balaadhaan oo uu hoggaaminayo, ayaa waxaa ay saaka ka anbabaxeen dalka, iyagoo...