Ogaysiis muhiim ah: haldoorka hidaha iyo dhaqanka iyo habeenka germay.

0
Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Somaliyeed ee ku Dhaqan Dalka Germany iyo Hareerihiisa in Kullan Suugaaneed Balaadhan oo uu Marti inoogu yahay Haldoorkii Dhaqanka iyo...

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Lamaanaha Isdoortay Ee Axmed Maxamed Aadan Iyo Gudoon...

0
Qoyska Reer Macalin Maxamuud Cismaan,oo kala ah Hooyo Nimco X.Maxamed Maxamuud Ibraahim iyo caruurteeda oo kala ah Khadra Macalin Maxamuud iyo caruurteeda,Sahra Macalin Maxamuud...

ali Aareeyow Waysadaad la Da’a tahaye ma waxaad isku haysataa saqiir aan waba laga...

0
Asalaama calaykum dhamaan bulshawaynta reer Somaliland, waxaan maalmahan danbe aan arkaayay xildhibaano aad is odhanayso malaha magaca xildhibaanimo oo kaliya ayay sitaan, oo ma...

Wasiirka Duulista ee Wargeysyada Ammaantiisu Buuxisay Waa Kuma?

0
Aniga oo aha da’yarta Somaliland markasta diyaarka u ah inay wax ka qoraan wixii gef iyo khalad ah ee ay siyaasaddu geysiiso Dadka ku...

Xukuumadda Hunguraysay Hoygii Madiga Ahaa Ee Akhriska Maxay Reebaysaa!

0
Maktabadda Gaandi muddaday jirtay waxa ka aflaxay kumanaan aqoonyahan, waxa ka qalin jabiyay oo ku kabay aqoontooda boqolaal arday, waxay hoy u ahayd oo...

Dayo iyo sabeennaha Daawo Kama dhexaysee! By: Faysal Cumar Madar

0
Sanadkii hor ee Hijiryada ilaahow haraatidiisa nagadu kan cusubna hirddidiisa ilaahow na hareer mari. Somaliland oo aad moodo in dadkii wadnaha farta ku hayaan...

Tix-Raac Dhaqan Xumadda Waran-Cade + War La’aanta Madaxtooyadda + Ku Takrifalka Awooda Dawladnimo iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mr. Waran-Cade wuxu ahaan jiray nin ka tirsanaa sirdoonkii Somaliya, kana soo qabtay xilal kala duwan, isla markaan kana soo...

Dhammaan Suxufiyiintani waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diyarayaan Qoyska Reer Cumar Kibaar

0
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle, Shiine Cilmi Kaahin Cali...

Maamulka Caalaminews.com oo Akhristayaashiisa ka Raali Galinayaa Muddo 24 saac ah oo Shaqo ka...

0
Maamulka Guud ee Shabakada Caalaminews.com Waxay ka Raali galin ka Bixinayaa 24 Saac oo Shabakadu Hawada ka Maqnaanayso iyada lagu Xidhi Doono Server Wayn...

Isku Beddelkii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Badhasaabyada Dalka Gobolladee Ku Aflaxay? Qalinka Mawliid Aadan...

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), wuxu isku beddel guud ku sameeyey Guddoomiyeyaasha gobollada dalka sannadkii 2013-kii. Isku beddelkaas oo Madaxweynaha dalku ku...