Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Lamaanaha Isdoortay Ee Axmed Maxamed Aadan Iyo Gudoon Ridwaan Aadan

0
1321

hambalyoQoyska Reer Macalin Maxamuud Cismaan,oo kala ah Hooyo Nimco X.Maxamed Maxamuud Ibraahim iyo caruurteeda oo kala ah Khadra Macalin Maxamuud iyo caruurteeda,Sahra Macalin Maxamuud saygeeda iyo caruurteeda,Maxamed Macalin Maxamuud iyo ooridiisa iyo caruurtiisa,Aadan Macalin Maxamuud,Axmed Macalin Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa,Xaawa Macalin Maxamuud,C/Naasir Macalin Maxamuud iyo dhammaan reer Macalin Maxamuud Cismaan  waxay hambalyo meher wacan ah u dirayaan meherka Axmed Maxamed Aadan iyo Guddon Ridwaan Aadan,oo meherkoodu ka dhacay 11/11/2014 ka dalka jamhuuriyadda jabuuti,waxaanay leeyihiin aqal galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana ILLAAHAY hadin kala siiyo AAMIIN AAAMIIN AAMIIN

Adeero Ibraahim Aadan Cumar.Xaaskiisa iyo caruurtiisa oo kala ah Ayaanle Ibraahim Aadan Cumar,Fihiima Ibraahim Aadan Cumar,Faysa Ibraahim Aadan Cumar,C/risaaq Ibraahim Aadan Cumar,C/fataax Ibraahim Aadan Cumar. iyo dhammaan reer Ibraahim Aadan Cumar waxay hambalyo meher wacan ah u dirayaan meherka Axmed Maxamed Aadan iyo Guddon Ridwaan Aadan,oo meherkoodu ka dhacay 11/11/2014 ka dalka jamhuuriyadda jabuuti,waxaanay leeyihiin aqal galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana ILLAAHAY hadin kala siiyo AAMIIN AAAMIIN AAMIIN

Qoyska Reer Maxamed Cumar Qawrax iyo Hooyo Nabiiha  iyo caruurteeda oo kala ha,Iftin Maxamed Cumar Qawrax,saygeeda iyo caruurteeda,Ubax Maxamed Cumar Qawrax saygeeda iyo caruurteeda,Hibo Maxamed Cumar Qawrax,saygeeda iyo caruurteeda,Sucaad Maxamed Cumar Qawrax, C/Fataax Maxamed Cumar Qawrax iyo xaaskiisa,Cabdi Baasig Maxamed Cumar Qawrax,xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Maxamed Cumar Qawrax, xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cawaale Maxamed Cumar Qawrax,xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo dhammaan qoyska reer Qawrax,Eedo Xaawa Aadan Cumar Iyo Caruurteeda,Maryan Aadan iyo Caruurteeda,Eedo Xaliimo iyo Caruurteeda,dhammaan dadkan oo kala jooga Somaliland Canada,USA,UK,ETHOIPEA Iyo Jabuuti. waxa ay  hambalyo meher wacan ah u dirayaan meherka mudanaha iyo marwada is doortay  Axmed Maxamed Aadan iyo Guddon Ridwaan Aadan,oo meherkoodu ka dhacay 11/11/2014 ka dalka jamhuuriyadda jabuuti,waxaanay leeyihiin aqal galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana ILLAAHAY hadin kala siiyo AAMIIN AAAMIIN AAMIIN

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here