Hambalyada Meherka Khaalid Axmed Keeyse Iyo Walaashey Umalkhair Mattan Hoori

Waxan Halkan Hambalyo Kal Iyo Laab Ah Ugu Diraynaa anagoo ah bahda warbaahinta Mareegaha Hargeisa press suuqsadenews.com hargeisamedia.com Togaherer.com Hadhacnews.come   Ahmedyasin sh cumar...

Warsaxaafadeed-Hawo Ay Soomaaliya La Wareegaysaa Ma Jirto Heshiis Wali Laga Gaadhayna Ma Jiro

Hargeysa, (HargeisaPress) — Sida aynu la wada soconay waxa jiray wada hadalo u dhaxeeyay Soomaalilaan iyo Soomaaliya oo ku saabsanaa heshiis laga gaadho wixii...

Meel-ka-dhaca Maamulaha Madaarka Hargeysa waxay Dhaawacaysaa Haybada Dawladnimo

Waxa fajiciso iyo amakaag ku noqday shacabka Somaliland oo illaa Jimcihii aad loo hadal hayaa fadeexadii ka dhacday Madaarka Hargeysa ee sida masuuliyad darrada...

Dallada SONYO Oo La Kulantay Gabarka Dhallinyarada Ee Xisbiga Waddani + SAWIRRO

Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta ugu sareeya Dallada Dhalinyaradda Heer Qaran ee SONYO oo uu hogaaminayo Gudoomiye Cabdul-casiis Siciid Saalax, Gudoomiye-ku-xigeenka Maxamed Jaamac Siciid, Xil. Cabdale...
video

Warbixin : Wiil Araga Naafo ka Ah oo Xaafidul Qur’aan ah Kaalina ka Galay...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Cabdifataax Xasan Cabdi waa wiil 17jir araga naafo ka ah oo kunool magaalada Hargeysa, waxaana uu waxbarashada ka gaadhay heer dugsi...

BURCO: MAGAALO BOQRAN Qalinka: Axmed Cisman Batuun

waa goor gaaban, safarkayga hakad aan badnayn ayaa u qorshe ah,booqashaduna way tiro dhaaftay waxaan qalinka u qaatay inaan qabyo tiro qoraal kooban oo...

Xisbiga WADDANI oo Maanta Xaflad Soo Dhaweyn ah Ku Qaabilay Siyaasiyiin iyo Haldoor Ku...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xaflad aad u bilan oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal ku bahoobay Wax-garadka Badbaado Qaran...

Sirta Ku Duugan Soo Dhoweynta Diirran Ee Siisi Uu Ku Qaabilay Farmaajaha Soomaaliya Iyo...

Qaahira , (HargeisaPress) —Faallo shalay lagu baahiyey degelka Al-Carabi 21 ayaa gorfaysay sirta ku duugan soo dhoweyntii diirranayd ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo...

Tixda Miski: Xasan Ganey Nolosha Dhabta ah ayuu Doortay W. Q: RASHIID GADHWEYNE

Weligeed ba suugaanta Soomaalidu way taqaannay qofayn ama wax aan dad ahayn oo laga hadliyo.  Oollinta lama-taabtaanku na ka ma wada maqnayn.  Maahmaahda tidhaa...

Talo Ku Socota Xisbiyada Somaliland.Qallinkii: Muhámed Dhimbiil

KU:- KULMIYE, UCID IYO WADANI UJeedo: Qorshaha ololaha xisbiyada somaliland sanadkan wax halaga badelo. Somaliland waa dal qaatay in kuraasta hogaaminta qaranka iyo kuwa adeege yaasha bulshadaba...

Latest News