INAA LIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, KULUNAFSIN DAA-IQATUL MOOD Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa...

0
Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi...

Hambalyo Meher Wacan : Cabdiraxmaan Cumar Iyo Kawsar Nuux

0
Aabo Nuux Yoonis,Hooyo Baar Yuusuf, Hooyo Saado Maxamuud,Ayeeyo Xaliimo Yoonis.Ayeeyo Muumina Ibraahin,Saleebaan Nuux Yoonis,Rashiid Nuux Yoonis iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa ,Cabdiraxmaan Nuux Yoonis ,Khadar...

Ogaysiis muhiim ah: haldoorka hidaha iyo dhaqanka iyo habeenka germay.

0
Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Somaliyeed ee ku Dhaqan Dalka Germany iyo Hareerihiisa in Kullan Suugaaneed Balaadhan oo uu Marti inoogu yahay Haldoorkii Dhaqanka iyo...

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Lamaanaha Isdoortay Ee Axmed Maxamed Aadan Iyo Gudoon...

0
Qoyska Reer Macalin Maxamuud Cismaan,oo kala ah Hooyo Nimco X.Maxamed Maxamuud Ibraahim iyo caruurteeda oo kala ah Khadra Macalin Maxamuud iyo caruurteeda,Sahra Macalin Maxamuud...

ali Aareeyow Waysadaad la Da’a tahaye ma waxaad isku haysataa saqiir aan waba laga...

0
Asalaama calaykum dhamaan bulshawaynta reer Somaliland, waxaan maalmahan danbe aan arkaayay xildhibaano aad is odhanayso malaha magaca xildhibaanimo oo kaliya ayay sitaan, oo ma...

Wasiirka Duulista ee Wargeysyada Ammaantiisu Buuxisay Waa Kuma?

0
Aniga oo aha da’yarta Somaliland markasta diyaarka u ah inay wax ka qoraan wixii gef iyo khalad ah ee ay siyaasaddu geysiiso Dadka ku...

Xukuumadda Hunguraysay Hoygii Madiga Ahaa Ee Akhriska Maxay Reebaysaa!

0
Maktabadda Gaandi muddaday jirtay waxa ka aflaxay kumanaan aqoonyahan, waxa ka qalin jabiyay oo ku kabay aqoontooda boqolaal arday, waxay hoy u ahayd oo...

Dayo iyo sabeennaha Daawo Kama dhexaysee! By: Faysal Cumar Madar

0
Sanadkii hor ee Hijiryada ilaahow haraatidiisa nagadu kan cusubna hirddidiisa ilaahow na hareer mari. Somaliland oo aad moodo in dadkii wadnaha farta ku hayaan...

Tix-Raac Dhaqan Xumadda Waran-Cade + War La’aanta Madaxtooyadda + Ku Takrifalka Awooda Dawladnimo iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mr. Waran-Cade wuxu ahaan jiray nin ka tirsanaa sirdoonkii Somaliya, kana soo qabtay xilal kala duwan, isla markaan kana soo...

Dhammaan Suxufiyiintani waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diyarayaan Qoyska Reer Cumar Kibaar

0
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle, Shiine Cilmi Kaahin Cali...