Dahabshiil wuu Daryeelay Danyartee Allow Duunyada u daa By: Hamze Khaddar

0
Soomaalidu waa dad fahmi waayay ilaa hadda dhibaatada haysata iyo xalkeedaba, waa dad ka ilbixi waayay rubuc qarni cudurka kala dilay ee kala kaxeeyay,...

Waa Gob iyo Caadkeed By: Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0
Gobanimada, Sharafta, Soo Dhaweynta, Qadarinta Xididka iyo Xurmayntoodu waa mid Asiil ah oo ay dhaqan iyo Caado soo jireen ah u leeyihiin Ummada Sharafta...

Habacsanaanta Soo Dhowayntii Madaxwayne Ee Burco Madaxwayne Naga Bedel Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmadaba

0
Waxa wax lala yaabo ah runtii ka war qab la’aanta imaanshaha madaxwaynaha Somaliland ee gobolka togdheer taas oo ay ka masuul yihiin masuuliyiinta gobolka...

Casuumida Qurba Jooga Burco + Hadalada Aanay Ka Daalin Dawlada Hoose Ee Burco.

0
Bismilaah; waxa mahad oo dhan leh ilaahay SWT ina siiyay amniga iyo nabad qabka, intaas ka dib, runtii waxa wax lala yaabo ah nin...

Musuqa Ilig iyo Mooganaanta Mulkiilaha HCTV W.Q Kaptanka Q1aad

0
Hctv Waa mid ka mida TVyada Afsomaliga ku hadla kuwa ugu Caansan Dadkuna aad u Jecelyihiin hadaba waxaa Tvga agaasime looga dhigay nin aqoonta...

HAMBALYO MEHER WACAN: Xamse Axmed Cali iyo Safa Cabdilaahi Aadan (Cabdilaahi guray)

0
HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag....

Iyamaa Gar-leh Mucaaridkii iyo Muxaafidkii Dooday…? Qalinkii: Haashi Abdi

0
Beryahanba waxaynu la wada soconay in muran ka taagan yahay dhankii doorashada islamarkaana uu jiro khilaaf siyaasadeed  kaasi oo u dhaxeeya Xukuumada iyo xisbigeeda...

DOODII MASUULKA XISBIGA WADDANI IYO ANAGA EE MAANSOOR BY: MOHAMED HAGI

0
Wali waxa aan ku guda jiraa cilmi-baadhis iyo xog urruurin ku saabsan arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada oo aan ka wado Somaliland. Safarkaygu waxa...

Hambalyo Aroos: Xamse Maxamed Muuse Iyo Isra Naasir Maxamed

0
Ayeeyo Xaawa Maygag Samtar, Aabo Axmed Geele Axmed, Hooyo Kaltuun Maxamed Yuusuf iyo Caruurtooda oo kala ah Sawda Axmed Geele iyo saygeeda, Khawla Axmed...

Jamhuuriyada Somaliland: Qaran Dhismay oo Jirrido Adag ku Taagan

0
Xisbiyada Mucaaridku way Farxeen, Xukuumaduna way Faraxday, Shacbiga Reer Somalilandnna Way Farxeen! Marka kasta oo Muran ama Khilaaf Siyaasadeed uu soo kala dhex galo Xukuumada...