Turkiga oo war kasoo saaray wadahadallada fashilmay ee Itoobiya iyo Soomaaliya
Ankara (Hargeisa Press)- Dowladda Turkiga, ayaa waxaa ay war ka soo saartay wadahadallada fashilmay ee Ankara ka dhacay ee u dhexeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya.
Turkiga,...
Wada-hadaladii Itoobiya iyo Soomaaliya oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday
Ankara (Hargeisa Press)- Wadahadaladii u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka socday dalka Turkiga, ayaa ku soo idlaaday natiijo la’aan, iyadoo aan wax heshiis...
Itoobiya iyo Jabuuti oo iska kaashanaya waxka qabashada shidaal yarida
Djibouti (Hargeisa Press)- Shidaal la’aantii dhawaan ka dhacday magaalada Addis Ababa, wefti ka socda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shide, ayaa u...
Golaha Wakiillada oo sii wadaya dooda xeerka hawlgabka shaqaalaha dowladda
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaanadda golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod gacan taag ah ku ogolaaday in ay sii amboqaadaan dooda xeerka hawlgabka iyo xaqsiinta...
Maxamuud Xaashi oo ka hadlay xiisadda Somaliland iyo Jabuuti
Hargeysa (Hargeisa Press)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah, ayaa waxaa uu ka hadlay xiisada xoogan ee maalmihii u dambeeyay...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo kulan la yeeshay Qunsulka Turkiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Qunsulka guud ee...
Faysal Cali Waraabe oo digniin u diray Soomaaliya iyo Jabuuti
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu digniin culus u diray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti.
Faysal...
Dowladda Jabuuti oo iska-fogaysey eedayntii Somaliland
Djibouti (Hargeisa Press)- Dowladda Jabuuti, ayaa waxaa ay iska fogeysay eedayntii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku sheegay in Jabuuti martigalinayso jabhad ka soo...
Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo baaq u jeediyay Warbaahinta dalka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mustafe Cabdi Ciise Shiine, ayaa maanta hadal ka jeediyay tababar loo qabtay...
Somaliland oo beenisay wararka sheegaya in la xidhay xafiis-keeda Jabuuti
London,(HargeisaPress)–Wakiilka Somaliland ee Jabuuti Amb Cabdiftaax Siciid Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay jabhada ay Somliland sheegtay in Jabuuti kusoo dhawaysay waddankeeda.
Wakiilka oo...