Madaxweyne Cirro: “Anagu cidna duulimaad kuma nihin, laakiin Cidii nasoo doonataa…”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo ka qaybgalay munaasibad lagu daah-furayey Barnaamijka waxqabadka xukuumadda Wadajir iyo waxqabad ee Boqolka...
Wasiirka Deegaanka Somaliland oo kulan la qaatay Saraakiil ka socda UK
Hargeysa (Hargeisa Press)- Somaliland waxa ay ku tallaabsanaysaa horumarro la taaban karo oo ay ku doonayso inay wax kaga qabato isbeddelka cimilada iyo kor...
Waa maxay sababta gelitaanka badda iyo riixitaanka istaraatiijiyadeed ee Itoobiya?
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dib u riixista Itoobiya ee dib u soo celinta marin biyoodka ma aha oo kaliya tallaabo dublamaasiyadeed - waa udub...
Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay daah-furka Waxqabadka 100-ka maalmood ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad+SAWIRRO
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furayey Barnaamijka waxqabadka xukuumadda Wadajir iyo waxqabad...
Bangiga Somaliland oo ka qaybgalay shir caalamiya oo ka dhacay Baxrayn
Manama (Hargeisa Press)- Bangiga dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qaybgalay shir caalami ah oo ka dhacay dalka Baxrayn oo lagu casuumay masuuliyiin iyo...
Qoddobo xaasasi ah oo lagaga hadley Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fadhigii 17-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxaa lagaga hadlay qoddobo xaasasi.
Shirka...
Somaliland iyo Itoobiya oo ka wadahadley Xaaladdaha Dhaqaale ee Geeska Afrika
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa kulan mihiima saaka la yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga ee...
Badhasaabka Gobolka Gabiley oo qaabiley Ururka Dhagooleyaasha
Gabiley (Hargeisa Press)- Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed Cabdillaahi Jamac (Bookh), ayaa waxaa uu maanta xafiiska gobolka Gabiley ku qabiley Ururka Dhagooleyaasha Heer Qaran iyo...
Madaxweyne Cirro oo kulan la yeeshay Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu maanta kulan muhiim ah Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Xubnaha Golaha Deegaanka...
Shaqaalaha Wasarada Duulista Oo Lagu Tababarayo Badbaadada iyo Amniga + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarrada, Mudane Abdirashid Abdi Jama, ayaa maanta furay tababar ku saabsan Badbaadada iyo Amniga...