Madaxweyne Biixi oo caawa dib ugu soo laabtay Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ku marayey gobollada galbeedka dalka, ayaa caawa fiidkii dib...
Golaha Wakiillada Somaliland oo markale diiday codsi uga yimid Xeer Ilaalinta
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa mar kale diiday codsi uga yimid xeer ilaalinta guud oo la xidhiidhay in Xildhibaan Maxamed Abiib la xidhay...
Somaliland: qiimaha shidaalka oo kordhay kala-badh intii hore
Hargeysa (Hargeisa Press)- Qiimaha lagu iibiyo shidaalka, ayaa waxaa uu kor uga kacay suuqyada Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa, waxaana uu kordhay kala-badh intii...
Mac-had lagu baran-doono culuumta bangiyadda iyo maaliyadda oo laga hirgeliyey Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bangiga dhexe ee Somaliland, ayaa waxaa uu maanta magaalada Hargeysa ka daah-furay Mac-had lagu baran doono culuumta bangiyada iyo arrimaha la...
“Somaliland cida tuurtuuraysaa waa cid barwaaqadeeda ka-xun, waana la iska celinayaa..”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa eedayn u jeediyay maamulka Soomaaliya, isagoona u diray digniin culus.
Madaxwayne Biixi, ayaa ku eedeeyay maamulka...
Taliyaha Ciidamada Itoobiya oo u hanjabay Madaxda Soomaaliya
Jigjiga (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Field Marshal Birhanu, ayaa waxaa uu digniin iyo eedaymo culus u jeediyay madaxda maamulka Soomaaliya.
Taliyaha oo...
Fannaanada Hibo Nuura oo Hargeysa lagu maamuusay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta waxaa uu munaasibad soo dhaweyn ah magaalada Hargeysa ugu sameeyay Fannaanada...
Dr’s Edna Aadan oo dhul ugu deeqday cusbitaal laga hirgelinayo Berbera
Berbera (Hargeisa Press)- Dr's. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa waxaa ay maanta dowladda hoose ee degmada Berbera ku wareejisay dhul ay ugu talogashay in laga...
Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay degmada Allaybaday
Allaybaday (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo muddooyinkanba safar shaqo ku marayey gobollada galbeedka dalka, ayaa maanta gaadhay...
Abiy Axmed oo shaaciyay inuu dhawaan fulayo heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa shaaciyay in heshiiskii is-fahan ee dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu dhawaan fulayo oo...