C/raxmaan Cirro Oo Boolisku Ku Eedeeyay In ay Rasaas U Addeegsadeen

0
615

Hargaysa (HP): Murashaxa kursiga madaxweynenimo ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaabkii ay boolisku ula dhaqmeen taageereyaashoodii mudaharaadayay.
C/raxmaan Cirro, oo ka hadlay mudaharaadkii ay maanta magaaladda Hargaysa taageereyaashoodda oo ay isaga iyo masuuliyiin kale hor kacayeen ayaa sheegay in boolisku ay rasaas nool u addeegsadeen dadkii shacabka ahaa.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here