Gudoomiyaha UCID Oo Wacad Ku Maray in Ay Mudaharaadyadda Sii Wadayaan

0
411

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay muddaharaadkii maanta ka dhacay magaaladda Hargaysa, iyo iska hor imaadkii ciidanka iyo mudaharaadeyaasha.
Waxaanu sheegay guddoomiye Faysal, in mudaharaadkii saaka aanu ahayn mid ku tallo gal ah, isla banaan bax aad u weyn ay xisbiyadu qaban doonaan Sabtida todobaadka soo socda.
DAAWO: Eng. Faysal Oo Arrimahaa Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here