BURCO: Shil Baabuur oo Dhimasho iyo Dhaawac Keenay + Muuqaal

0
835

Burco, (HargeisaPress) — Shil baabuur oo ka dhacay Magaalada Burco ayaa Waxaa ku Geeriyooday Laba Ruux Waxaana ku dhaawacmay Ilaa Shan Ruux oo kale .

 

Gaadhiga Shilkan dhaliyey oo Noocisu Yahay Gaadiidka Bulshadu u Taqaano Dukhaanka ayaa Labada Xubnood ee Ku Geeriyooday Wuxuu Mid ka Mid ahi ahaa Ardayda Wax ka barata Jaamacada Burco ee Gobolka Togdheer.

 

 

Halkan Hoose ka daawo 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

 

fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here