Badhasaabka Sool Oo Digniin U Diray Hudheeladda Laascaanood

0
521

Laascaanood (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Togdheer C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa digniin u diray mulkiileyaasha iyo masuuliyiinta hudheeladda ku yaalla magaaladda Laascaanood.
Waxaanu badhasaabku uga digay hudheeladda Laascaanood in aan lagu qaban karin wax shirar iyo kulamo ah oo lagu taageerayo Soomaaliya.


Sidoo kale badhasaabku waxa uu ka digay in aan hudheeladda lagu qaban karin shirar ama kulamo lidi ku ah qarannimadda iyo madax banaanidda Somaliland.
Warka digniinta hudheeladda ee uu badhasaabka Sool soo saaray, waxay u dhignayd sidan:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here