Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Mudaharaad Ay Dhigeen Maanta Shaqaalaha Dekeda Magaalada Berbera

0
1187

Hargeysa,(HargeisaPress) — Badhasaabka gobolka Saaxil ayaa ka hadlay mudaharaad maanta ka dhacay magaalada Berbera oo ay dhigeen shaqaalaha dekeda magaalada Berbera isla markaan ay kaga soo horjeedeen shirkada DP World.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here