Badhasaabka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Dhalinyaradii Soo Dhamaystay Carbiska Shaqo Qaran

0
615

Gabiley (HP): Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta soo dhaweeyay dhalimyarada soo dhamaysatay carbiska shaqo qaran.
Dhalinyaradan ayaa qayb ka ahaa dufcadii afraad ee soo dhamaysatay barnaamijka shaqo qaran gaar ahaana gobolka Gabiley.
Soo dhawaynta dhalinyarada shaqo qaran waxaa badhasaabka ku wehelinayay maayarka Gabiley, iyo xubno ka mid ah golaha degaanka Gabiley.

Badhasaabka Gabiley oo la hadlay dhalinyarada uu soo dhaweeyay ayaa ku bogaadiyay dedaalka adag ee ay u soo mareen carbiska shaqo qaran.

DAAWO: Hadalkii Badhasaabka Gabiley:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here