Askari Reer Jabuuti Ah oo Xabsiga Ka Soo Dhex Diray Muuqaal Murugo Leh

0
1777

Djibouti (Hargeisa Press)- Askari reer Jabuuti ah oo in kabadan kaba bilood ku xidhan xabsiga Jabuuti ayaa waxaa uu xabsiga dhexdiisa ka soo dhex diray muuqaal murogo leh.

Askarigan oo lagu magaacbo Fu’aad Yuusuf Cali ayaa sheegay in lo gaystay dulmi, islamarkaana uu ku dhex xidhan yahay suuli aan nadaafadeeda ayna wanaagsaneyn.

Maxbuus Fu’ad, ayaa sheegay in markii hore xabsiga loo geliyay, kadib cabasho uu ka muujiyay dulmi ka haystay saraakiisha isaga maamusha waxaana uu sheegay in badalkeeda uu ku muteystay xabsi.

LEAVE A REPLY